Dalalka leh Maraakiib si sharci daro ah uga kaluumeesta Xeebaha Puntland oo lasoo bandhigay

Maamulka Puntland ayaa Warbaahinta u soo bandhigay tirada maraakiib la sheegay in ay si sharci daro ah uga kaluumeestaan xeebaha Puntland iyo sidoo kale wadamada laga leeyahay Maraakiibtaasi. Wasiirka Kalluumeysiga Puntland Faarax Cawaash Beeldaaj oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay sii kordhayaan maraakiibta sida sharci darada ah uga kaluumeesta xeebaha Puntland . Waxa … Continue reading Dalalka leh Maraakiib si sharci daro ah uga kaluumeesta Xeebaha Puntland oo lasoo bandhigay